HomeWararMareekanka oo Sheegay Inuu Kordhinayo Weeraradda uu la Eegto Al Shabab

Mareekanka oo Sheegay Inuu Kordhinayo Weeraradda uu la Eegto Al Shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maqaal lagu daabacay wargeyska Turkish Weekly, ee dalka Turkiga kasoo baxa ayaa waxaa lagu shegay in kooxaha Islaamiinta ay isha ku hayaan in ay beegsadaan dalka Mareykanka, ayaa waxaa su’aal la iska weydiinayaa sida dowlada Mareykanka, ay ugu warbixin karto aragtidaasi, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha arimaha Argagixisada. Falanqeyaasha ayaa shegay in jawaabta Mareykanka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maqaal lagu daabacay wargeyska Turkish Weekly, ee dalka Turkiga kasoo baxa ayaa waxaa lagu shegay in kooxaha Islaamiinta ay isha ku hayaan in ay beegsadaan dalka Mareykanka, ayaa waxaa su’aal la iska weydiinayaa sida dowlada Mareykanka, ay ugu warbixin karto aragtidaasi, sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha arimaha Argagixisada.

Falanqeyaasha ayaa shegay in jawaabta Mareykanka ay tahay dagaal Militeri, iyo duqeyn xaga cirka ah.

- Advertisement -

Horaantii todobaadkaan ayaa Xarakada Al Shaba bee Somaliya, waxaa ay soo saareen habjabaad ay ku muujinayaan in ay ku werari doonaan wadamo ay Mareykanka ka mid tahay.

Bishii aan kasoo gudubnay, ayaa waxaa dowlada Islaamica ee Daach ay shegtay in si toos ah ay ubeegsan doonto Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama,iyagoona shegay in tababaro arintaasi la xiriira ay sameyn doonaan.

Dowlada Mareykanka ayaa waxaa ay shegtay in wadamada Somalida iyo kuwa kale ay ku sii kordhin doonaa werarada shanka cirka ah. Mareykanka ayaa waxaa uu dhawaan werar dhanka cirka ah uu ku dilay hogaamiyaal sar sare oo ka tirsan Al Shabab.

- Advertisement -

Waxaana sidoo kale ay shegen in ay beegsan doonaan madaxda kooxaha Al Qaacida lalal xiriiriyo.

Dowlada Kenya ayaa feejingnaan muujisay wixii ka danbeyay weraradii 9/11 ee lagu riday daarihii Mataanaha Ganacsida ee Taywin Taywariska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts