HomeCiyaarahaFalanqeynta Kulanka Xiisaha Leh: juventus vs Dortmund

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh: juventus vs Dortmund

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Cawaa dad farabadan ayaa maanka ku haaya xusuustii ciyaartii kam danbeysta aheyd ee sanadkii 1997dii  waxaan caawa ay ku madalsanyihin wadanka talyaaniga gaar ahaan garoonka marwada duqda ciyaar ka tirsan wareega 16-ka Uefa Champions League Sheekooyinka la xiriira kulankan   Arturo Vidal ayaa ka soo laban doona dhawac kulanka  caawa ay kooxda Juventus la  madal santahay  Borussia […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cawaa dad farabadan ayaa maanka ku haaya xusuustii ciyaartii kam danbeysta aheyd ee sanadkii 1997dii  waxaan caawa ay ku madalsanyihin wadanka talyaaniga gaar ahaan garoonka marwada duqda ciyaar ka tirsan wareega 16-ka Uefa Champions League

Sheekooyinka la xiriira kulankan

- Advertisement -

 

Arturo Vidal ayaa ka soo laban doona dhawac kulanka  caawa ay kooxda Juventus la  madal santahay  Borussia Dortmund lugta hore wareega 16-ka Champions League   .

Carlos Tevez  ayaa  la filaayaa in ay ka garab ciyaaro Fernando Llorente ayaa .

- Advertisement -

Laakiin Marco Reus iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la filayaa inay ku soo  bilaabadaan kulankan.

Kooxda  marwada duqdda  ayaa raadineysa hadda wadada ugu macquulsan oo ay markedii afaraad oo xiriir ah ay ku qadeyso horyaalka Serie A,

Dortmund waa sandkii sadexad oo isku xiga oo ay soo gaareyso wareega 16 ka Champions League,

Dortmund ayaa hoos u dhac weyn ku dhacay qaab ciyaareedkedi waxaan la filaa in caawa ay dib ugu soo noqdaan sidii lagu yaqiinay

horyaalka wadanka Germany ee Bundesliga aye kaga jirtaa kaalinta 12aad

Dortmund  ayaa kaga badisay  Juventus markii ugu dambeysay oo ay kulmeen oo aheyd 1997.

Taariikhada labada kooxood .

Jurgen Klopp kooxdiisa ayaa gaartay wareega 16 ka markii sadexada oo isku xiga markii ay kalinta koowad ka gashay xagagan kooxda Arsenal oo ay kuwada jireen Group D.

Dortmund ayaa guleysatya shank amid ah 7 kulan ee ugu dambeeyay UEFA Champions League oo ay bananaka kusoo ciyaratay xagagaan waxay 3-0 kaga badiyeen Anderlecht sidooakle  4-0 ayey ku garaaceen Galatasaray ,halka  2-0 ay ku tumeen Arsenal.

Dortmund ayaa ricord aan fiicneyn ku leh kooxaha Italy marka ay booqaneyso W4 D1 L9. waxaana marki ugu dmabeysay 2-1 kusoo garaacday Napoli.

Aubameyang ayaa dhaliyay Afar gool sadexdii kulan ee ugu dambeeyya kooxdiisa,

Lichtsteiner, Alvaro Morata iyo Pogba ayaa min hal jaaale ujira inay seegaan lugta labaad.

Kulanka: Juventus v Borussia Dortmund

Garoonka: Juventus Stadium

Saacada : 10:45pm Waqtiga Somaaliya

Referee : Antonio Mateu (Spain)

Safka hore ee labada kooxood 

Juventus:– Buffon; Lichtsteiner, Chiellini, Bonucci, Evra; Pirlo, Marchisio, Pogba; Pereyra; Llorente, Tevez

Dortmund :- Weidenfeller; Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer; Sahin, Kagawa, Gundogan, Reus; Immobile, Aubameyang

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts