HomeWararDowladda Kenya oo Sheegtay In Caalamka Ay Kala Shaqeyn Doonto Hubinta Lacagaha...

Dowladda Kenya oo Sheegtay In Caalamka Ay Kala Shaqeyn Doonto Hubinta Lacagaha Soomaaliya Loo Soo Diro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladaha Kenya iyo Jarmalka ayaa waxaa ay iska kaashan doonaan la dagalanka kooxaha xiriirka la leh sida Xarakada Al Shabab. Xoghayaha Golaha Wasiirrada Kenya ee Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Caalamiga Amina Mohamed ayaa suxufiyiinta magalada Nairobi ushegtay in qaxootiga ugu badan ee Kenya ay ku tiirsan yihiin xawaaladaha ka baxsan Afrika. “Waxaan beesha caalamka kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Kenya iyo Jarmalka ayaa waxaa ay iska kaashan doonaan la dagalanka kooxaha xiriirka la leh sida Xarakada Al Shabab.

Xoghayaha Golaha Wasiirrada Kenya ee Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Caalamiga Amina Mohamed ayaa suxufiyiinta magalada Nairobi ushegtay in qaxootiga ugu badan ee Kenya ay ku tiirsan yihiin xawaaladaha ka baxsan Afrika.

- Advertisement -

“Waxaan beesha caalamka kala shaqeyn doonaa si loo hubiyo in lacagta loosoo diro Kenya ay ka faa’iideystaan ama ay gacanta u galaan dhinacyo lamid ah Al Shabab.

Mrs Amina ayaa halkaan waxaa ay jeedisay intii lagu guda jiray war kooban oo ay si wadajir ah usiinayeen warbaahinta iyada iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka Walter-Frank Steinmeier.

Amina Maxamed ayaa sheegay in aanay jirin sabab ay u joojiyaan qulqulka xawaaladaha dalka Kenya sababtoo ah in ay aaminsanyihiin in sameyn ay ku yeelan karto qaxootiga somalida ee dalkaasi.

- Advertisement -

Waxay ku dartay, in la aqoonsado nabadda iyo ammaanka Geeska Afrika in ay tahay mudnaanta muhiimka ah ee Kenya. Sanad kasta somlaida dibadaha ku nool ayaa waxaa ay dalkooda hooyo ay uso diraan lacago lagu qiyaasay 1.3 billion oo dollarka mareykanka ah, taasoo la qiyaaso in ay ka badantahay kaalmooyinka Bina’aadanimo iyo malgashiga shisheeye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts