HomeCiyaarahaXaflad soo dhaweyn ah oo loo sameyay laacibka xulka qaranka Soomaaliyeed...

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameyay laacibka xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Bile Warsame Dhoore+Sawiro

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Waxaa Bishan febraayo 13 galbeedka magaalada London lagu qabtey casho xaflad  sharaf soo dhaweyn ah oo loo sameeyey cayaaryahan kii hore  naadiga Horseed iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Bile Warsame Dhoore. Bile oo ku nool wadanka Canada ayaa  safarkiisa waxaa qayb ka ah in uu gaaro  wadanka Soomaliya isagoo doonaya inuu gacan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Bishan febraayo 13 galbeedka magaalada London lagu qabtey casho xaflad  sharaf soo dhaweyn ah oo loo sameeyey cayaaryahan kii hore  naadiga Horseed iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Bile Warsame Dhoore.
Bile oo ku nool wadanka Canada ayaa  safarkiisa waxaa qayb ka ah in uu gaaro  wadanka Soomaliya isagoo doonaya inuu gacan ka siiyo hor u marinta isboortiga guud ahaan, qaasatan kubadda koleygaoo uu doonayo in uu soo nooleeyo horumarinat kubada kolayga ee gobolada dalka gaar ahaan mamul  gobeleedka Galmudug.

Xafladan oo ay ka soo qayb galeen  Masuuliyiin, ciyaartoy iyo marti sharaf kale, ayay masiiyiinyii ka soo qaybgashay Bile ugu hambalyeeyeen , dadalka isboortiga ee uu ka wado  cayaryahan kuna dhiiri geliyey in ay gacan kangeesan donaan howsha adag uu kujiro..

- Advertisement -

Bile ayaa  u ka mahd celiyay  soo dhaweynta balaan ee loo fidiyay,  isla markaana waxuu Bile intaa kudaray in uu  ku talo jiro in sanadkan cayaaraha bariga iyo bartamaha africa ee ka dhici doono Bisha May Magaalada Dar es Salam e ciyaarah Caasiamdadaha in magaalo ka Socoto maamul gobeleedka Galmudug ay ka qeyb geli doonaan.

Eng Baana Cali oo isagu ka mid ah guddiga fulinta cayaaraha magaalooyinka ee bariga iyo bartamaha Afrika  oo xalfladan  ku sugnaa ayaa sheegey in aad ugu farahsan yahey in isboortiga laga hormariyo isla markaana uu ku taageeri doono Ka soo qeybgalka cayaaraha magaalooyinka, magaalo kasta oo soomaali ah, Madaama magaca uu jku taagan yahay uu yahay magac Soomaaliyeed.

Gudoomiye Ku xigeenka XSKK Haawo Sheikh (Xaawo Taako)) oo  xaflada ku sugnayd  Ayaa iyadana  dhankeed soo dhaweysey howl galada uu Bile ka sameyn doono Mudug,  kuna dhiiro gelisey ka qeyb galka cayaaryaha magaalooyinka isla markaana ay sheegtey in magaalo kasta oo ka qeyb geli karta ay la soo xiriiraan XSKK si loogu sameeyo warqada ogolaashaha.

- Advertisement -

Waxaa kaloo iyadana kelmado gaaban ka soo jeediyey wasiirka isboortiga Mohamed Abdulahi Nuux oo wada tel kula soo xiriirey in aad ugu farxan yahey waxqabadka iyo dadaalka at qurbojoogtda ka geystaan horumarinta isboortiga kuna dhiiro geliyey in ay dadaalka halkas ka sii wadan.

Ciyaartoy Badan oo xiratay Maaliyada xulka qaranka Soomaaliya e kubada kolayga ayaa horay uga soo baxay gobolda dalka,  waxayna tani ku soo beegmaysaa Xilin guddoomiyaha XSKK Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani uu todoobaadki hore ka dhawaajiyay inj magaalo kasta oo soomaali ah laga doonayo in ay soo saarto  ciyaartoy dalka iyo dadka anfaca,

unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10)

W/D:  Xuseen Maxamed  Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts