|

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Garoon lagu ciyaaro ku badda Cagta Dalka Ciraaq

Ugu yaraan 29 ruux ayaa ku geeriyootay Qarax xoogan oo ismiidaamin ahaa oo goor dhaw ka dhacay Garoon ku badda cagta lagu ciyaaro oo ku yaalla Koonfurta Dalka Ciraaq.

Dad kale oo gaaraya 60 ruux ayaa ku dhaawacmay Qaraxasi oo ah midkii ugu darnaa ee lala beegsado garoon ku badda cagta lagu ciyaaro.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.