Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan รฐยโย รฐยโยฎรฐยหโฆรฐยโยฎรฐยโยบรฐยโยฒรฐยโยฑ รฐยโยกรฐยหโรฐยหโรฐยโยฟ รฐยโยฆรฐยโยต. รฐยโโรฐยโยฎรฐยโยฑรฐยโยฑรฐยโยฒ oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho.
Guddoonka Golaha ayaa ku tilmaamay in Xil. รฐยโย รฐยโยฎรฐยหโฆรฐยโยฎรฐยโยบรฐยโยฒรฐยโยฑ รฐยโยกรฐยหโรฐยหโรฐยโยฟ uu qeyb weyn ka ahaa Dowlad Dhiska Dalka gaar ahaan mida Koonfur Galbeed isagoo Xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowladihii hore ee Dalka.
รขโฌลWaxaan U rajeeyeen inta uu ka tagey Marxuumka Oo kamid ah Ehellada, qaraabada, Asxaabta iyo Guud ahaan shacabka Deegaanada KGS in Alle Sw Samir iyo iimaan ka siiyo isagane uu ka waraabiyo Jannatul Firdowsaรขโฌย ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay Golala Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya.