Cabdullahi Sheekh Axmed oo ah Wiil la dhashay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Xalay lagu dhaawacay Degmada Kaaraan ee Muqdisho.
Maamulka Degmada Kaaraan ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan Dhaawaca Wiilkasi.
Waxa uu la sheqeyn jiray Shirkad ay leedahay Turkiga sida Wararka sheegayaan.