Waziirka wazaarada Ganacsiga ayaa waxaa uu ka digay in dagada magaalada muqdisho laga soo dajiyo Badeecad aan tayo laheyn.
Waziirka Cusub ee wazaarada ganacsiga C/raxmaan cabdi xuseen  ayaa sheegay in la la xisaabtami doono ganacsatadda dalka keena waxyaabaha aan tayada laheyn .
Dhageyso Warbixinta wariye Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir .