Waxa goor dhaw ku geeriyooday Dalka Hindiya Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Dr Aden Xaaji Ibraahim oo dhawaan xanuunsanaa.
Wasaarada arrimaha dibadda Xukuumada federaalka Soomaaliya ku xaqiijisay geerida Wasiirka qoraal kooban oo ay soo dhigen bartooda Twitter.
#Somalia
Allah u naxariisto Wasiirkii hore ee Caafimaadka Xukuumadii KMG Dr. Aden Haji ibraahim oo ku geeriyooday dalka #India.— Foreign Affairs (@mofasomalia) March 25, 2016