Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Mudane Aadan Barre Ducaale.
Labada dhinac ayaa gali doona wadatashiyo ku aaddan iskaashiga iyo dardargalinta howlgalada lagula dagaalamayo dagaalamayaasha AL-Shabaab, kuwaasi oo howgallo culus oo ka dhan ah ay ka scdaan qaybo badan oo ka mid ah dalka.