|

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wafdiga Sheikh Shaakir (SAWIRRO)

Warar · Bilan Media · April 19, 2017

Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada Villa soomaaliya kulan khaas ah kula yeeshay wafdiga madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlu suuna Sheikh Maxamed Shaakir oo muqdisho u jooga wada hadalka Galmudug.

Shirka waxaa looga hadlay arrimaha wada hadalka labada dhinac muqdisho uga socday, iyadoo ay ka qeyb galeen wasiirada ariimaha dibada iyo gudaha, oo qeyb ka ahaa guddi dhawaan loo magacaabay wada hadalka Ahlu sunna iyo Galmudug.

Halkaan hoose ka DAAWO SAWIRRADA:

 

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.