|

Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiisay degaaanno ay AL-Shabaab kala wareegtay

Wararka Idaacadda · Dalsan Editor · September 26, 2022
Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiisay degaaanno ay AL-Shabaab kala wareegtay

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga saaray dagaalamayaasha Al shabaab.

Ayada oo la fulinayo amarkii Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Xamse Cabdi Barre ee shalay oo ahaa in gargaar dag dag ah lala gaaro deegaanada laga qabsaday dgaaalamayaasha Al-Shabaab, ayaa hey'adda Maareynta Musiibooyinka waxaa ay gargaar raashin ah u dirtay magaaladda Buula-burde.

Gargaarkaan ayaa waxaa uu isugu jiraa raashin iyo agabyo kale waxaana garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho ka qaaday diyaarad gaar ah.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.