Nuqul ka mid ah War Saxaafadeedkaasi oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa lagu soo bandhigay Cabashadda ay ku eedeynayaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo ay isku hayb yihiin.
WAR SAXAAFADEEDKA WAXA UU U QORNAA SIDATAN:-