Iyadoo ay Maxkamadda magaalladda Mumbai ee dalka Hindiya xukun dil ah ku riday 50 dhallinyarro Soomaali oo ka mid ah 119 dhalklinyaro oo ku xiran Xabsiyadda dalkaasi ayaa waxaa soo baxayo Qeyko-dhaan ku aadan arrintaasi.
Dibadbaxyo looga soo horjeedo Xukunkaasi ayaa waxa uu maanta ka dhacay Koonfurta magaalladda Gaalkacayo.
Dhinaca kale, Hadal qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federallka ayaa looha hadlay dhamaan Dhallinyaradda Soomaalida ee ku xiran Xabsiyadda Hindiya, Jesiiradda seychelles iyo dalal kale.
Halkan ka akhriso War-saxaafadeedkaasi:-