Diyaarad Rakaab oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Air France ayaa si degdeg u fariisatay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Mombasa International Airport ee dalka Kenya, kadib, markii laga helay bam.
Diyaaradda waxaa la socotay 459 qof oo Rakaab ah iyo 14 Shaqaale ah, waxay ka soo ambabaxday Jesiiradda Mauritius, waxayna ku sii jeeday Garoonka Diyaaradaha ee  Charles de Gaulle Airport ee magaalladda Paris.
Faahfaahinta la soco goor dhow