Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaraya magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la qorsheynayo in lagu qabto gudaha magaaladda.
Wafuudda ayaa waxaa ay ka kala imaanayaan dalalka Dariska, iyo kuwa kale, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Dhawaan ayaa la filayaa in la caleemo saaro Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.