15 Ruux oo soomaali looga shakisan yahay, ayaa lasoo wariyay in ay ku dhex geeriyooden gaari konteenar ah oo ku safrayay gobolka Luapula ee dalka Zambia.
Gaariga xamuulka ayaa ayaa taarigadiisu ay aheed AFB 496, waxaana uu kasoo baxay deegaanka Kasama ee dalka Tanzania, waxaana la sheegay in uu siday inka badan 50 ruux oo soomaali dhamaantooda loogu shakisanytahay.
Gaariga xamuulka ayaa waxaa uu siday boorsooyin ay ku jireen, Digir, waxaana la shaaciyay in soomaalidda ay ku jireen boorsooyinkaasi gadaashooda.