Taliyihii Amniga Degmada doolow ee gobalka Gedo, ayaa lasoo sheegayaa in goordhaweyd la dilay, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilka Taliyaha.
Taliyaha ayaa la sheegay in lagu dhex-dilay Hoteel ku yaalla Magaalada Doolow, halkaasi oo uu deganaa sida wararku tilmaamayaan.
Taliyaha ayaa lagu Magacaabi jiray Ibraahim Hilowle, waxaana uu ahaa Taliyahai Amniga Degmada doolow ee gobalka Gedo,
Warar goor hore soo baxayay ayaa sidoo kale sheegayay in Marxuumka ay Xaaskiisu dishay, inkasoo wararkaas aan ilaa iyo Hadda aan wax xaxiijin ah loo hayn.
Wixiii kusoo kordha halkaan kala soco.