Taliyaha Ciidanka boliska ah taliyaha Gudiga Amniga ee Doorashada dadban Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa shaaciyay in saraakiisha boliska ee kamid noqday baarlamaanka cusub
In ay u Codeyn doonaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimda
Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasabadii 73-Sano guuradii kasoo wareegatay Aas aaska Ciidanka boliska Somaliyeed oo Shalay Muqdisho lagu qabtay
Waxaana Madashaa Kusugnaa Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud
Halkan ka dhageyso Maxamed Shiikh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Boliska