• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, January 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somalia iyo Itoobiya oo maanta kulamo Xasaasi ah ku yeeshay Adisabab

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 24, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Somalia iyo Itoobiya oo maanta kulamo Xasaasi ah ku yeeshay Adisabab
20
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wafdigii dowladda Soomaaliya u dirtay Addis Ababa ayaa muddo dhowr maalmood ah ka socday dalka Itoobiya, iyaga oo kulamo la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya.

Wafdigan, oo uu hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Balcad, iyo Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya, General Sanbaloolshe, ayaa si weyn uga soo muuqday warbaahinta Itoobiya, kuwaas oo kulamadooda iyo hawlahooda la xiriira xiriirka labada dal iyo horumarka la doonayo in laga gaaro heshiisyadii Ankara ka dambeeyay.

Wasiir Cali Balcad iyo General Sanbaloolshe ayaa si gaar ah ugu muuqdeen warbaahinta Itoobiya, iyadoo Wasiir Cali Balcad uu la kulmay Danjire Mesganu Arga, oo ah Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, waxaana ay ka hadleen guulaha laga gaaray wada-hadallada iyo qorshayaasha cusub ee lagu xoojinayo xiriirka labada dal.

Danjire Mesganu Arga ayaa sheegay in Itoobiya ay “ka go’an tahay in ay si buuxda u dhaqangeliso heshiiskii Ankara.

Kulanka kale oo muhiim ah waxaa yeeshay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Itoobiya, Redwan Hussein, iyo Taliyaha NISA ee Soomaaliya, General Sanbaloolshe, kulankan ayaana looga hadlay sidii loo sii dardar-gelin lahaa fulinta heshiiskii ka dhacay magaalada Ankara ee dhex maray Itoobiya iyo Soomaaliya.

Kulamada maanta ka dhacay Adisababa ayaa kusoo aaday iyadoo Soomaaliya xalay soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegtay in Itoobiya ay dishay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, qaar kalena ay dhaawacday.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in dhaawacyadu ay ka dhaceen weeraro lagu qaaday ciidamo Soomaaliyeed oo ku sugnaa gudaha dalka Itoobiya.

 

Previous Post

Galmudug Security Forces Arrest Suspect in Connection with the Killing of Police Officer

Next Post

Axmed Madoobe oo magacaabay ku xigeenadiisa kowaad iyo Labaad

Next Post
Axmed Madoobe oo magacaabay ku xigeenadiisa kowaad iyo Labaad

Axmed Madoobe oo magacaabay ku xigeenadiisa kowaad iyo Labaad

ADVERTISEMENT
Wararkii ugu danbeeyay ee dabka xooggan ee duleedka Los Angeles

Wararkii ugu danbeeyay ee dabka xooggan ee duleedka Los Angeles

by Dalsan Editor
January 11, 2025
0

Dabaylo aad u xooggan oo riixayay dabkii qabsaday qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ayaa ugu dambayn hoos u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya

by Dalsan Editor
January 11, 2025
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha...

Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta Gaarigiisa Qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho

Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta Gaarigiisa Qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho

by Dalsan Editor
January 11, 2025
0

Ganacsade Ibrahim Mahamed Abdulahi, oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo lagu beegsanayay,...

MW Xasan Sheekh oo Kampala Kaga Qeyb-Galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Afrika

MW Xasan Sheekh oo Kampala Kaga Qeyb-Galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Afrika

by Dalsan Editor
January 11, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb...

Wararkii ugu danbeeyay ee dabka xooggan ee duleedka Los Angeles
Warar

Wararkii ugu danbeeyay ee dabka xooggan ee duleedka Los Angeles

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta Gaarigiisa Qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho
Wararka Idaacadda

Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta Gaarigiisa Qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
MW Xasan Sheekh oo Kampala Kaga Qeyb-Galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Afrika
Warar

MW Xasan Sheekh oo Kampala Kaga Qeyb-Galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Afrika

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali President Hassan Sheikh Mohamud to Visit Addis Ababa for Strategic Discussions with Prime Minister Abiy Ahmed
English News

Somali President Hassan Sheikh Mohamud to Visit Addis Ababa for Strategic Discussions with Prime Minister Abiy Ahmed

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mogadishu Mayor Meets UAE Ambassador to Discuss Ongoing and Future Development Projects
English News

Mogadishu Mayor Meets UAE Ambassador to Discuss Ongoing and Future Development Projects

January 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • BLOGS
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Caweyska
  • Dhaqaalaha
  • Diini
  • Dooda Jimcaha
  • Editorial
  • Elections 2016
  • English News
  • Featured
  • Features
  • Madasha Barbaarta
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Somali News
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • wax soo saarka Dalka
  • Waxbarashada & Dhalinyarada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA
  • zahra

Recent Posts

  • Wararkii ugu danbeeyay ee dabka xooggan ee duleedka Los Angeles
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya
  • Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta Gaarigiisa Qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho
  • MW Xasan Sheekh oo Kampala Kaga Qeyb-Galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Afrika

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00