Maanta oo isniin ah ayaa lagu madlanaa in magalada baydhab uu furmo shirka madasha wadatashiga qaran oo ay isku arkayaan hogaamiyaasha madasha qaran.
Madasha qaran ayaa dib u dhaca ku yimid sida ay shaacisay Madaxtooyada Maamulka K/galbeed.
Wasiirka Madaxtoyada Maamulkaas Maxamed c/llahi Mursal ayaa dalsan u sheegay in madasha qaran ay 22-bishan jun ka furmi doonoto Magaalada baydhabo 24-bishana lasoo xeri doono
Hoagamiyaasha madashaas ayuu sheegay wasiirka in ay soo gaarayaan magalada baydhabo.
Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa maalmihii ugu danbeeyay booqasho kusii joogay magaaladaasi baydhabo axadii shalayna xubno xukuumada federaalka katirsan ayaa gaaray
saacadaha so aadan ayaa sido kale lagu wadaa in xubnaha kale ee madasha katirsan ay xaadiraan magaalada baydhabo oo marti galineesa shirka madasha wadatashiga qaran.