Shirka Maamulka Goboladda Dhexe Ee Magaalada Cadaado ayaa imminka si rasmi ah uga furmay Magaaladda Cadaado.
Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Madasha Shirka Maamul u sameynta ayaa xaqiijiyay inuu si rasmi ah u furmay Shirka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goobta ku sugan waxana imminka socda Qudbadaha ay jeedinayaan Xubnaha Shirka ka qeybgalaya.