Shekh Shaacir Sheekh Maxamed ayaa Ku Guuleystey kursigii Xildhibaan Mirifle gaar haan Macalin Weyne kadi marki manta lagu qabtay magaalada Baydhabo.
Kursigan manta la doortay aya ka mid ahaa 5 kursi oo horey loo didiay natiijadooda , waxaana diidmadaas ay ahead mark laga shakiyey qaabka loo marry
Kormeerayaal QM ka tirsan ayaa ka qeybgalka si ay u hubiyaan natiijada kursiga iyo sida doorashada u dhaceyso.