Shaxda Waddamadda Carabta sida loogu soomo ayaa waxay muujinaysaa inuu dalka Somalia yahay Waddanka ugu saacadaha yar ee xilliga Soonka, waxaana laga soomaa 13 saacadood iyo 29 daqiiqo.
Dalka Algeria oo ku yaalla Waqooyiga Afrika ayaa waxaa laga soomaa xilliga ugu  dheer marka loo eego guud ahaan Waddamadda Carabta ee ku kala yaalla Qaaradda Afrika iyo Gacanka Carbeed.
Waxaana laga soomaa 16 saacadood iyo 44 daqiiqo.
Waddamadda kale ee Carabta ayaa waxaa iyagana laga soomaa:
Dalka | Saaacadaha la soomo | Dalka | Saaacadaha la soomo |
Jabuuti | 14 saac iyo 11 daqiiqo | Sudan | 14 saac iyo 31 daqiiqo |
Sacuudiga | 15 saac iyo 12 daqiiqo | Yemen | 14 saac iyo 22 daqiiqo |
Cumaan | 15 saac iyo 11 daqiiqo | Imaaraadka | 15 saac iyo 11 daqiiqo |
Qatar | 15 saac iyo 15 daqiiqo | Baxrayn | 15 saac iyo 21 daqiiqo |
Kuwait | 15 saac iyo 40 daqiiqo | Iraq | 16 saac iyo 5 daqiiqo |
Masar | 15 saac iyo 51 daqiiqo | Syria | 15 saac iyo 10 daqiiqo |
Libya | 16 saac iyo 11 daqiiqo | Tunisia | 16 saac iyo 33 daqiiqo |
Algeria | 16 saac iyo 44 daqiiqo | Moroko | 16 saac iyo 10 daqiiqo |
Somalia | 13 saac iyo 29 daqiiqo | Â |
 WQ;Hassan Ali Osman “Istiilaâ€
Twitter @hassanistiila