Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow waxa ay ku wajahan yihiim Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.
Shariif Xasan oo haatan ku sugan Muqdisho ayaa xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka waxa ay ku eedeynayeen in uu ku lug leeyahay mooshinka laga gudbiyay Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa haatan laga dareemaaya qaban qaabada ku aadan soo dhaweynta wafiga Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Halkaan kala soco hadii Shariif Xasan uu gaaro Magaalada Baydhabo.