Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsanaa dagaalamayaasha AL-Shabaab, kuwaasi oo lagu soo bandhigay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran.
Soo qabashada xubnahaasi ayaa timid kadib markii Ciidanka Hayรขโฌโขadda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ay Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan.
Waxaana u suurtagashay Ciidanka amaanka inay gacanta ku dhigaan shabakadaan oo ka tirsaneed dagaalamaayasha Al-Shabaab.
Xubnahan la qabtay ayaa doonayaay inay gobalka Hiiraan ugu talaabaan Gobolka Galgaduud oo uu ka socda howlgal ka dhanka ahaa AL-Shabaab.