Sarkaal magaciisa lagu sheegay Yaasin ayaa ku xiran mudo todobaad ku dhaaw xarunta CID .
Sarkaalkan ayaa loo heystaa inuu xirtay darajo uu been abuuray isagoo sheegtay inuu yahay jeenraal balse ahaa Col sidaas si la mid ah waxuu sheegtay inuu yahay taliyaha xooga .
Taliyaha xooga dalka ayaa amray in xabsiga loo taxaabo oo la baaro sida Dalsan ay heshay .
Yaasin ayaa ka so wareegay G/Gedo oo uu taliye qeyb ka ahaa waxaana uu Muqdisho uu uso wareegay sanadkan bialawgiisi.
faahfaahin dheerad wali lagama ahyo taliska xooga .