Kooxo hubeysan oo aan heybtooda Lagaraneyn ayaa manta degmadda Dharkenley waxaa ay ku toogteen madixii dambi barista degmada Ciise Macallim Yaasir.
Ragga dilka geestay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durba halkaasi gaaray ciidamadda dowladda federaalka soomaaliya.
Maamulka degmadda Dharkenley ayaa xaqiijiyay dilka Masuulkaasi.