Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Hamza Abdi Barre ayaa soo saaray go’aanno muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray dhammaan golihiisa Wasiirada in ay gutaan wajibaadka qaran, iyadoo ilaalinaya sharciga iyo nidaamka kala dambeynta.
Qodobada uu soo saaray RW Xamse ayaa waxaa ka mid ah arrimaha la xariira shaqo ka joojinta Saraakihsa darajooyinka sare iyo shaqaalaha rayidka.
Hoos ka akhriso go’aannada uu soo saaray RW Xamse