Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sabtidii sheegay in aqoonsi dowladnimo oo Taliban la siiyaa ​​uusan hadda miiska wada hadalka saarayn.
Wasiirka oo ka hadlayay shir jaraa’id oo dhinac socday kalfadhigii 76 -aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, Lavrov wuxuu yiri: “Su’aasha ku saabsan aqoonsiga caalamiga ah ee Taalibaan xilligan xaadirka ah miiska ma saarna.â€
Waxa kale oo uu intaasi ku daray inay xiriir la leeyihiin Daalibaan, isla markaana ay aad muhiim u tahay inay Taliban fuliyaan ballanqaadyadooda.