Fal aad looga naxo ayaa lagu arkay magaalada Laascaanood kadib markii qoys kasoo jeeda gobolada Koonfureed gabar yar oo ay dhaleen si naxariis daro ah looga dilay, gabadhaasi oo da’deeda ku sheegeen waalidkeed seddax sano jir, waxaana meydkeeda lasoo dhigay meel aan ka fogeyn hoyga ay ka degan yihiin Laascaanood.
https://youtu.be/faYux_Rd3fQ