Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa digreeto ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Galmudug iyo Wasiir ku Xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug, kadib markii Wasiiru dawlihii hore uu shaaciyay inuu is casilay.
HOOS KA AKHRISO WARQADDA MAGACAABISTA