Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Hotelka Central oo ay Masuuliyadiisa Sheegatay Al Shabab.
Kay Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ku guuleystay Dib u dhiska Dastuurka iyo Ammaanka Dalka Soomaaliya.
Weerarka waxa ku dhintay dad ka badan 25 qof waxana masuuliyadiisa sheegatay Al Shabab.