Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicklos Kay ayaa Cambaareeyay Weerar Maanta Al Shabab ay ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Baydhabo.
War kooban oo uu ku qoray Danjire Kay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay inuu Cambaareynayo Weerarkii Maanta,waxana uu sido kale sheegay inuu Caafimaad qabo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan.
Dhinaca kale Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’
Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhimatay Weerarka oo ay sheegatay Masuuliyadiisa Xarakada Al Shabab.