Puntland ayaa dib u dhigtay dhammaan kalfadhiyada Golayaasha Degmooyinka, dagaalka buuraha Calmiskaad awgiis.
Warqad kasoo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Puntland ayaa lagu sheega in kulamada Goalyaasha dib loo dhigayo, maaddaama maamulka Puntland uu dagaal xooggan kula jirto Daacish.