|

Militiriga Soomaaliya oo Dilay Taliyihii Nabad Sugida Degmadda Afgooye

Warar · Dalsan Editor · June 20, 2015

Ciidamadda Militiriga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dilay iska hor imaad ka dhacay Deegaanka Muuri Taliyihii Ciidmadda Nabad Sugida Ee Degmadda Afgooye Liiban Abuukar Yarow.

Ciidamada Militiriga Soomaaliya ayaa jidka u galay Taliyaha iyo Gawaari la socotay waxana meesha ka dhashay Dagaal xoogan oo uu Taliyihiina ku geeriyooday.

Dowladda Federaalka Soomaaliya faahfaahin badan kama aysan bixin Sida uu ku dhacay iska hor imaadka lagu dilay Taliyihii Nabad Sugida Degmadda Afgooye.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.