Raage Xasan Muudey oo ah Nin Reer Mii ah ayaa la xanuunsanaya Nabar kaga soo baxay dhakadda ama qeybta Sarre ee Madaxiisa.
Ninkan ayaa aad ula xanuunsanaya Nabarkasi oo ku yalla muddo aad u badan isagga oo ku noolaa Dhul miiyi ah oo hoostaga Degmadda Balcad Ee Gobolka Shabeeladda Dhexe.
Raage xasan ayaa ka dalbaday Dhamaan Ummada Muslimiinta iney taageeran si goob Caafimaad oo hagaagsan uu u helo.
Haddaba intii dooneysa iney taageerto Ninkasi ha kala xiriirto Numberkan 0616111178.
W/Q Xuseen Maxamed Xuseen
Twitter @hussienm12