Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka ee dalka Britain “The Foreign & Commonwealth Office (FCO† ayaa soo saartay Digniin cusub oo Dadka Britishka looga mamnuucayo inay socdaal ku tagaan 18 waddan oo ay ka jirto cabsi sii kordhayso.
Hadal Qoraalka oo ay Waaxda Arrimaha Dibedda Britain soo saartay ayaa lagu sheegay Waddamadaasi inays yihiin kuwo aysan ka jirin Nabad la isku halayn karo.
Waddamada looga digay Dadka Britishka inaysan booqanin waxay kala yihiin:
* Afghanistan
* Burundi
* Central African Republic
* Chad
* Democratic Republic of the Congo
* Guinea
* Iraq
* Libya
* Mauritania
* Niger
* Palestinian territories
* Sierra Leone
* Somalia
* Somaliland
* South Sudan
* Syria
* Tunisia
* Yemen
Sidoo kale, Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka waxay hore uga digeen inaan la booqanin dalalka kala ah:
Algeria
* Angola
* Armenia
* Azerbaijan
* Bangladesh
* Burkina Faso
* Burma (Myanmar)
* Cambodia
* Cameroon
* Colombia
* Djibouti
* Ecuador
* Egypt
* Eritrea
* Ethiopia
* Georgia
* Haiti
* India
* Iran
* Israel
* Ivory Coast
* Japan
* Jordan
* Kenya
* Kosovo
* Lebanon
* Madagascar
* Malaysia
* Mali
* Nepal
* Nigeria
* Pakistan
* Philippines
* Republic of Congo
* Russia
* Saudi Arabia
* Sudan
* Tajikistan
* Thailand
* Turkey
* Uganda
* Ukraine
* Venezuela
* Western Sahara
© Radio Dalsan   Â
Â