Golaha Wasiirada XFS ayaa goordhow ansixiyay magacaabidda Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo loo magacaabay Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.
Mustaf Dhuxulow ayaa horay Xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumaddihii KMG iyo Xukuumadihi rasmiga muddo labaatan sano ayuu ahaa Xildhibaan Baarlamaan laga soo bilaabo xilligii Mbagathi.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda ayaana ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka