Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo soo saaray War-saxafadeed ayaa waxaa ay shaaciyay in ay qaban donaan Shirweyne Wadatashi oo ay kasoo qayb geli doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.
War-Saxaafadeedka Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha  ayaa waxaa  sidoo kale lagu sheegay in la magacaabi doono 2 guddi, kuwaasi oo kala ah Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha iyo Guddiga Amniga Shirweynaha.
Hoos ka Akriso War-Saxaafadeedka.