Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis Xaliimo Maxamed Cumar.
xukunka dilka ah ayaa maxkamaddu sheegtay in maalmaha soo socda la fulinayo.