Madaxweyne Biden ayaa ku booriyay dadka Mareykanka inay hoos u dhigaan heerkulka siyaasadeed -ka dib markii Donald Trump uu nin hubeysan ku weeraray isu soo bax Sabtidii.
Khudbad uu telefishinka ka jeediyay ayuu ku sheegay in uu bilaabmay baaritaanak dhacadaasi.
Waxaa uu Biden shacabka ugu baaqay in ayka war sugaan baaritaanka hay’adda FBI oo uu sheegay in la dedejin doono
Mr Biden wuxuu sheegay in America ay wajahday waqti tijaabo ah ka hor doorashada Mareykanka ee bisha November.