Dowlada ,Mareykanka ayaa si weyn u beenisey war ay ku tilmaaneen,in uu ahaa war been abuura,kaasi oo ahaa in ergeyga gaarka ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika uu taageerey heshiishkii xaaranta ahaa ee dhex marey Ethiopia iyo maamulka Soomaaliland
“Warbixinnadi dhawaantan la xiriiray bayaan la sheegay in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan geeska Afrika, Mike Hammer uu ka yiri Soomaaliya, waa been-abuur” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo la soo dhigay bogga rasmiga ah ee ay Safaaradda Maraykanka ku leedahay Facebook.
Dowlada mareykanka ayaa sheegtey I heshiiskan ka hor imaanaayo dhaqanka suuban ee diblumaasiyada Soomaaliyana dhulkeeda ay kusoo xad-gudubtey Ethiopia.