Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay safarka dowladdaTurkiga.
Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madxawyne Xasan Sheekg waxaa uu la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga Ä°brahim Mete YAÄžLI, waxaana kulanku uu ahaa mid sagaatin ah.
Madaxweynaha ayaa Safiirka ku bogaadiyey daddaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dalka.