Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Xasan sheikh Max’uud wifdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka jubada hoose ee Maamulka Jubaland.
Madaxweynaha ayaa markii uu kasoo dagay garoonka Kismaayo waxa halkaas kusoo dhaweyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Wifdiga Madaxweynaha waxaa la shegay in ay kamid yihiin wasiiro iyo xildhibaano waxaana hada soconaaya kulamo ay wada qaadanayaan Madaxda Jubaland iyo Madaxweyn Xasan sheikh Max’uud.