Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse(Bantu) oo shalay ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa uga tacsiyeeyay Geerida Xildhibaanka Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa hore ula soo shaqeeyay Xukuumadii Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde.