Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta lagu wadaa inuu kala hadlo Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Bankin Moun arrimaha Dalka Soomaaliya.
Labada Masuul waxa ay kuwa sugan yihiin Magaaladda Sharm El Sheikh Ee Dalka Masar halkasi oo uu Shalay ka furmay Shirka Jaamacadda Carabta.
Qaramadda Midoobay ayaa Soomaaliya ka taageerta Dhinacyada Ammaanka,Bini’aadanimada iyo Dhaqaalaha.