Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay garsoorayaal iyo xeer ilaaliye ka howl gali doono deegaanno kala duwan oo Galmuudug ka tirsan.
Degmooyinka Balanballe, Bandiiradley iyo Galinsoor ayuu Madaxweyne Qoorqoor u Magacaabay masuuliyiinta.