Madaxweynaha xilka ka sii degayo ee Maraykanka ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas oo uu siiyey Telefishinka CBS, wuxuuna xusay inay isaga iyo qoyskiisa ku faraxsan yihiin inay ka guuraan Aqalka Cad.
Wareysigaasi oo dhamaystiran oo loogu magac daray “ 8-dii sanno ee uu Obama joogay Aqalka Cad†ayaa la filayaa in berrito lagu baahiyo “Barnaamijka 60-ka daqiiqo†ee Telefishinka CBS.
Wareysiga Madaxweyne Obama bixiyey ayaa ku soo beegantay, iyadoo la filayo inuu bishan 20-da xilka ku wareejiyo Madaxweynaha La-doortay, Donald Trump.
©Radio Dalsan