Madaxwaynaha DFS Maxamed C/Laahi  Farmaajo ayaa shir-wadatashi ah waxaa uu isugu yeeray Madaxda Maamul-Goboleedyada Dalka 5ta bishaan July.
Shirkaasi oo Muqdisho  ka dhici-doona qodobada ilaa hada la ogyahay ee laga hadli dooni waxa ka mid ah
1-Go’aanka dawladda ka qaadatay arimaha Khaliijka
2-Isku dhafka ciidmada iyo Xureynta  dalka Iyo guluf colaadeed Al-Shabaab, xoojinta xiriirka wadashaqayneed
3-Mooshin la sheegay in Xildhibaanada qaar ay wadaan